Home Articles & FeaturesSaadaasha Gu’ga: Roobab Wanaagsan Oo Laga Filayo Geeska Afrika

Saadaasha Gu’ga: Roobab Wanaagsan Oo Laga Filayo Geeska Afrika

by Ahmed Absie
0 comments

Madasha 72-aad ee Saadaasha Cimilada Geeska Afrika (GHACOF 72), oo lagu qabtay Nairobi, Kenya intii u dhexeysay 26–27 Janaayo 2026, ayaa si rasmi ah u soo saartay saadaasha cimilada bilaha Maarso–May (MAM) 2026.

Saadaasha Roobabka: Waxaa Jirta Fursad Sare oo Ay Ku Di’i Karaan Roobab Ka Badan Caadiga ah

Heerkulka: Kulaylka Oo Isna Kordhi Kara

Talooyinka ICPAC: Diyaar-garow Hore iyo Ficil Degdeg ah.

ICPAC waxay adkaysay baahida loo qabo in dowladaha, hay’adaha bani’aadannimada, ururrada horumarinta iyo bulshooyinku si wadajir ah uga faa’iideystaan saadaasha cimilada, iyaga oo isku daraya saadaasha goboleed ee GHACOF iyo saadaasha qaran ee ay soo saaraan hay’adaha cimilada ee dalalkooda. Sidoo kale, ICPAC waxay ku boorrisay dhammaan daneeyayaasha inay si joogto ah ula socdaan cusboonaysiinta saadaasha ee lasoo saarayo, si go’aannada loo qaato ay ugu salaysnaadaan xogtii ugu dambeysay.

Muhiimadda Saadaashan u Leedahay Soomaaliya

Si aad u hesho macluumaad faahfaahsan waxaad booqon kartaa websiteka ICPAC

You may also like

Leave a Comment