A World Environment Day 2026 Awareness Song
Released to mark World Environment Day 2026, Dhulkeenii Baa Ooyayee (Our Land is Crying) is a special AI-generated awareness song highlighting the environmental and climate challenges facing Somalia and the world.
From recurring droughts and devastating floods to land degradation, deforestation, and advancing sand dunes that threaten communities and livelihoods, Somalia continues to face the growing impacts of climate change. Through music, this song amplifies the call for environmental protection and collective action.
Inspired by this year’s global campaign, “Climate Action Now,” the song reminds us that protecting our environment is a shared responsibility. It calls on individuals, communities, institutions, and leaders to act today for a healthier planet and a more sustainable future.
Dhulkeenii Baa Ooyayee
Iyadoo lagu xusayo Maalinta Deegaanka Adduunka 2026, Dhulkeenii Baa Ooyayee waa hees wacyigelin ah oo lagu sameeyay tiknoolajiyadda AI, taas oo iftiiminaysa caqabadaha deegaanka iyo isbeddelka cimilada ee Soomaaliya iyo dunida.
Abaaro soo noqnoqda, fatahaado, xaalufinta dhirta, nabaad-guurka dhulka, iyo carro-guurka sii fidaya ayaa saameyn weyn ku haya bulshada iyo deegaanka Soomaaliya. Heestan waxay adeegsanaysaa awoodda muusigga si ay kor ugu qaaddo wacyiga bulshada una dhiirrigeliso tallaabooyin lagu ilaalinayo deegaanka.
Iyadoo laga duulayo hal-ku-dhigga sannadkan ee “Climate Action Now”, heestu waxay xasuusinaysaa in ilaalinta deegaanka ay tahay masuuliyad wadajir ah, ayna lagama maarmaan tahay in la qaado tallaabooyin degdeg ah si loo ilaaliyo mustaqbalka jiilasha soo socda.
Watch the Song
🎵 Watch Dhulkeenii Baa Ooyayee (Our Land is Crying) here:
About GMI
This song is part of Green Media Initiative’s (GMI) efforts to promote environmental awareness, climate communication, and community engagement in Somalia. Through journalism, storytelling, advocacy, and innovative media, GMI works to amplify environmental voices and inspire action toward a more sustainable and climate-resilient future.

