In-depth articles, feature stories, opinions, and analysis from the GMI team, guest contributors, experts, and partner organizations exploring climate change, environmental issues, renewable energy, food security, sustainable development, community resilience, and related developments in Somalia and beyond.
6 Qodob oo Bahda Deegeenku Uga Fadhiyaan Wasiir Bashiir Goobbe.
Soomaaliya waxa ay wajahaysaa xaalad cakiran oo ku aaddan dhibaatooyinka deegaanka iyo saameynta isbeddelka cimilada. Waxyeelada ka dhalatay abaaraha soo noqnoqda, fatahaadaha khasaaraha ba’an gaysta, tayo dhaca dhulka iyo xaalufka kheyraadka dabiiciga ah ayaa sii adkeynaya nolosha …