Home Articles & FeaturesXogta Shirweynaha Labaad ee Cimilada Afrika ee Addis Ababa.

Xogta Shirweynaha Labaad ee Cimilada Afrika ee Addis Ababa.

by Admin
0 comments

Taariikhda: 8–10 Sebteembar 2025
Goob: Xarunta Shirarka Caalamiga ah ee Addis Ababa (AICC)
Shirarka Hordhaca ah: 5–7 Sebteembar 2025

Hordhac Ku Saabsan Shirka ACS2

Milicsiga Shirkii Koowaad ee Cimilada Afrika – ACS1 Nairobi 2023

Ujeedada Shirweynaha Labaad ee ACS2

Yaa ka qaybglaya shirka?

Barnaamijka Shirweynaha

  • 5–7 Sebteembar 2025 – Shirarka hordhaca ah, doodaha dhalinyarada, iyo wacyigelinta bulshada si loo sugo jihada shirka.
  • 8 Sebteembar – Xalal ku saleysan dabeecadda iyo tignoolajiyada si loo xaqiijiyo yaraynta qiiqa kaarboonka, kobaca cagaaran, iyo kaabayaasha adkaysiga leh.
  • 9 Sebteembar – La-qabsiga iyo adkaysiga, iyadoo diiradda la saarayo khataraha cimilo ee Afrika u gaarka ah iyo xalalka waara ee lagu gaari karo
  • 10 Sebteembar – Maalgelinta cimilada iyo xalalka Afrika hoggaaminayso, iyadoo laga gudbayo kaalmo ku saleysan deeq, lana aadayo maalgashi iyo magdhaw.

Mawduucyada Muhiimka ah ee ACS2

Shirku waxa uu diiradda saaraya mowduucyo muhiim u ah mustaqbalka cagaaran ee Afrika, sida:

  • Maalgelinta Cimilada – sidii loo heli lahaa maalgelin toos ah oo waxtar leh.
  • Xalal ku saleysan Dabeecadda (Nature-based Solutions).
  • Tamarta La Cusboonaysiin Karo – qoraxda, dabaysha, biyaha, iwm.
  • Nidaamyada Cuntada Waara – beero waara iyo maaraynta khayraadka.
  • Magaalooyin Cagaaran – qorshe magaalo oo deegaanka ilaaliya.
  • Gaadiidka Korontada ku shaqeeya (E-Mobility).
  • Xikmadda iyo Aqoonta Asaliga ah ee bulshada reer guuraaga iyo kuwa dhaqanka leh.

Natiijooyinka la Filayo

Ahmiyadda shirka: Maxaa hadda muhiim loogu arkaa ACS2?

You may also like

Leave a Comment